Qeexid
(-ooyin, m.l) ld hobbob boro.
(-ooyin, m.l) ld hobbob boro.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Naasley badda ku nool, leh af dheer oo u eg kan shimbiraha, kor ka madow hoosna ka cad, la aaminsanyahay inuu leeyahay garaad fiican oo la tababbari karo. ld hobbabboro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nan, m.l) Aalad ku rakiban gaadiidka (baabuurta, tareenka, iwm) oo la dhawaajiyo markii wax loo digayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Siinta cid wax la siiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho.
Qeexid Xigta: H.!: qabo!, qaado!
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -ooyay, -oysay
Qeexid: Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin.
Qeexid Xigta: Xoolo, dad iwm hoy gelin.
Qeexid Kale: Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy2, hoyi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]