Qeexid
"Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya."
Qeexid Xigta
Illin.
"Dhibco biyo ah oo meel ka soo dhacaya."
Illin.
Wadaag:
Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.
m.l
Wadaag:
Had la soo dhaafay; hore ah.
Dhanka loo jeedo.
(fk) horta: marka hore, calaakullixaal.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Hoore shubmaya weel u dhigid.
(f.g) Hees iwm cid la jiibin.
(f.g) Wax fiirin. 4. (f.mg) Ka h.: hoore weel ku jira ka wada shubid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
(kiim.) Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.
m.l
Wadaag:
Roob di'id.
Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Weel, gacan iwm in wax lagu shubo u dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
War h.!: erey qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo; waryaa!
Naa h.!: marka qof haween ah lala hadlayo ayaa la adeegsadaa naayaa.
Hooyaay!: marka dad badan lala hadlayo ayaa la adeegsadaa waryaadahee.
u.j
Wadaag:
Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho.
H.!: qabo!, qaado!
f.g1
Wadaag:
(-nan, m.l) Aalad ku rakiban gaadiidka (baabuurta, tareenka, iwm) oo la dhawaajiyo markii wax loo digayo.
m.l
Wadaag:
Wax xoqid.
Timo, dhogor iwm hoobin.
Wax dub ka qaadid.
f.g1
-olay, -oshay
Wadaag:
Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin.
Xoolo, dad iwm hoy gelin.
Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy2, hoyi.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag: