Qeexid
"Inta uu da'ayo roob curtay."
Qeexid Kale
ld hoorid.
Qeexid Xigta
Tifqidda muddo hoore tifqayo.
"Inta uu da'ayo roob curtay."
ld hoorid.
Tifqidda muddo hoore tifqayo.
Wadaag:
Gun ka jaridda timo iwm gunta laga jaro. ld xiirimaad.
m.l
Wadaag:
Nooc geela ka mid ah, caano badan, adkaysi yar, dhogor yar, bar gaaban.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Wejiga maatarka ee saxarrada walaxdu ay ka koobantahay isugu dabranyihiin si debecsan.
m.l
Wadaag:
Roob di'id.
Dhibco biyo ah meel ka soo dhicid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Hoore shubmaya weel u dhigid.
(f.g) Hees iwm cid la jiibin.
(f.g) Wax fiirin. 4. (f.mg) Ka h.: hoore weel ku jira ka wada shubid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Weel, gacan iwm in wax lagu shubo u dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-nooyin, m.l) (c.nafl.) Walax loo soo saaro loona dhiiqiyo xaddi yar iyada oo qulqulka dhiigga ku dhiiqiyo qanjirka mariinla'aha ama unug dareen wade gaar ah. Waxa uu joogteeyaa koritaanka ama shaqada nudo ama organno goonni ah oo jidhka ka mid ah.
m.l
Wadaag: