Qeexid
"Meel ay wax kale ka sarreeyaan."
"Meel ay wax kale ka sarreeyaan."
Wadaag:
(-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m.l
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m.dh
Wadaag:
Guro awr hoosin u yeelasho.
f.g3
-maday, -matay
Wadaag:
Dallaallimo awrka guradiisa carruurta iyo waxaraha loogu sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin.
Xoolo, dad iwm hoy gelin.
Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy2, hoyi.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag:
(-nan, m.l) Aalad ku rakiban gaadiidka (baabuurta, tareenka, iwm) oo la dhawaajiyo markii wax loo digayo.
m.l
Wadaag: