Qeexid
Hoos sameyn.
Qeexid Kale
Daruur roob.
Qeexid Xigta
Hiillo la qarinayo.
Hoos sameyn.
Daruur roob.
Hiillo la qarinayo.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax hoos u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid u garab-goroyeyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hoosaasi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hoosee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meel ay wax kale ka sarreeyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax har u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Boobidda wax la boobo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax hoos u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Cid wax boobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhis yar oo la harsado.
Qeexid Xigta: Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: hoose s. Meel hoos ah ku sugan; hooseeya.
m.l.u
Qeexid: Geedaha intooda aan bixidda dheere yeelan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: /mg2 Ka h.: wax, wax kale ka hoos marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dallaallimo awrka guradiisa carruurta iyo waxaraha loogu sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Wax meel hoose jirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hoosi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hoos3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hoosaysii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rayaal, m.l/dh) Dulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo meelaha digada xooluhu ku badan yihiin; hooskuhar. ld hooskuhar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hoosh2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]