Qeexid
"Wax hoos u yeelid."
Qeexid Xigta
Cid u garab-goroyeyn.
[-iyay, -isay]
hoosaas yay
hoosaas say
f.g2"Wax hoos u yeelid."
Cid u garab-goroyeyn.
Wadaag:
(-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m.l
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m.dh
Wadaag:
/mg2 Ka h.: wax, wax kale ka hoos marin.
f.g
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Dulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo meelaha digada xooluhu ku badan yihiin; hooskuhar. ld hooskuhar.
m.l
Wadaag: