Qeexid
"/mg2 Ka h.: wax, wax kale ka hoos marin."
[-iiyay, -iisay]
hoosaysi iyay
hoosaysi isay
f.g"/mg2 Ka h.: wax, wax kale ka hoos marin."
Wadaag:
Weel buux-dhaafay si uusan u daadan wax qof ka cabsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Wax hoos u yeelid.
Cid u garab-goroyeyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m.l
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m.dh
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Dulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo meelaha digada xooluhu ku badan yihiin; hooskuhar. ld hooskuhar.
m.l
Wadaag: