Qeexid
H. ah: caws, raro iwm geed ama aqal hoos looga duggaaliyo.
H. ah: caws, raro iwm geed ama aqal hoos looga duggaaliyo.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Iin wax yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meel ay wax kale ka sarreeyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax har u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Shaqalka carabiga mid ka mid ah oo xuruufta hoos loogaga dhigo.
Qeexid Xigta: ld hoosdhebid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-dhabay, -dhabtay; -dhebi) Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hoosdhigid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-dbay, -dabtay; -dbi) Wax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Cid wax boobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya.
Qeexid Xigta: Rarada la saaro aqalka miyiga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax hoos u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Boobidda wax la boobo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: hoose s. Meel hoos ah ku sugan; hooseeya.
m.l
Qeexid: ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac.
Qeexid Xigta: Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan.
Qeexid Kale: D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhis yar oo la harsado.
Qeexid Xigta: Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hoosdhaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hoosdhig1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg hoosi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -seeyay, -saysay
Qeexid: Wax meel hoose jirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]