Qeexid
(-ooyin, m.l) Iin wax yeeshaan.
(-ooyin, m.l) Iin wax yeeshaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: H. ah: caws, raro iwm geed ama aqal hoos looga duggaaliyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cirka oo daruur roob wada qarisay, meel yar oo ka bannaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meel doc ka bannaan ama ka daloosha oo wax laga cabsanayaa ka iman karo.
Qeexid Xigta: Iin. ld goldaloosho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ooshay, -oolatay
Qeexid: Badar raran ama dufan ku dubasho.
Qeexid Xigta: Ariga iyo ugaarta qaarkeed, si ay u daaqaan jeenyaha geed ku qabsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: daloollo badan yeelasho. ld dulduleel2.
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hoosdhigid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-dhabay, -dhabtay; -dhebi) Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Shaqalka carabiga mid ka mid ah oo xuruufta hoos loogaga dhigo.
Qeexid Xigta: ld hoosdhebid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Wax har u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel ay wax kale ka sarreeyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -olay, -oshay
Qeexid: Wax xoqid.
Qeexid Xigta: Timo, dhogor iwm hoobin.
Qeexid Kale: Wax dub ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: hoose s. Meel hoos ah ku sugan; hooseeya.
f.g1
Labdhedig: -shay, -shtay
Qeexid: Cid wax boobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax hoos u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Boobidda wax la boobo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhis yar oo la harsado.
Qeexid Xigta: Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hoosdhaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hoosdhig1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]