Qeexid
"Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid."
[-gay, -gtay]
hoosdhig2 ay
hoosdhig2 tay
f.g1"Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid."
Wadaag:
Shaqalka carabiga mid ka mid ah oo xuruufta hoos loogaga dhigo.
ld hoosdhebid.
m.l
Wadaag:
(-dhabay, -dhabtay; -dhebi) Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid.
f.g1
Wadaag:
Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal soomaaliga lagu dhiso.
Summad geela lagu dhigo oo leh qaab dhig hoos u jeedda.
m.dh
Wadaag:
(-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m.l
Wadaag:
Dhacdo dhibaato lagu hoobto leh la kulmid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
H. ah: caws, raro iwm geed ama aqal hoos looga duggaaliyo.
m.l
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m.dh
Wadaag: