Qeexid Xigta
ld hoosdhig1.
ld hoosdhig1.
Wadaag:
Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Shaqalka carabiga mid ka mid ah oo xuruufta hoos loogaga dhigo.
ld hoosdhebid.
m.l
Wadaag:
(-dhabay, -dhabtay; -dhebi) Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid.
f.g1
Wadaag:
H. ah: caws, raro iwm geed ama aqal hoos looga duggaaliyo.
m.l
Wadaag: