Qeexid

"hoose s. Meel hoos ah ku sugan; hooseeya."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoose oo kali ah:
  • Waxayna dadku aad farta ugu godayeen golayaasha deegaan ee magaalooyinka waaweyn, kuwaas oo aanay ilaa hada muuqan wax qabad ay la yimaadeen iyo qorshe ay wax kaga bedelayaan musuq-maasuqii, dhul boobkii iyo maamul xumadii ka jiray dawladaha hoose.
  • Marka waa caasimadda gobolka Shabeellaha Hoose waxaana lagu yaqaan quruxdeeda iyo dhaqanka eey dadka degan haaystaan kaasoo aad uga duwan kuwa kale.