Qeexid

"Wax meel hoose jirid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoosee oo kali ah:
  • Haweenka siyaasadda ku hawlan ee dood-wadaagtu dhexmartay ayaa isku af-gartay in dumarka oo aqoon ahaan ka hooseeya raga iyo diyaar-garow la’aan badan oo jirta darteed, aanay waqtigan suuro-gal noqon karin inay isu taagaan kursiga madaxweynimada.
  • Cudurkan oo xumad, qof ka badan laba bilood oo joogta ah, dhidid habeenimo iyo culayska qofka oo isdhima waxa uu si fudud ugu fidaa meelaha uu heerkooda nadaafadeed aad u hooseeyo iyo meelaha cidhiidhiga ah.