Qeexid
"hoosgalla' m.dh ld hooskalla'."
"hoosgalla' m.dh ld hooskalla'."
Wadaag:
hooskalla' m.dh Qof u muuqda inuu wanaagsanyahay oo aan wax tar lahayn. ld hoosgalla'.
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dharka intiisa hoos laga xirto ee aan waxba ka hooseyn.
m.l
Wadaag:
Neef riyo ah oo la lisayo madaxiisa bowdyaha dhexdooda gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m.l
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m.dh
Wadaag: