Qeexid

Boobidda wax la boobo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoosh oo kali ah:
  • Galabtaas ayuu saacado yar gudahood wuxuu ku dhammeeyey tixaha riwaayadda ku jira ee aragga 1d (First Scene); tixaha ku saabsan kulankii Baarliin ee xoogaggii Yurubta-galbeed ay 19884-1885kii Afrika ku hooshayeen.
  • "Hoosheena waa howl diini ah hoshaasi howsheena maaha waana nakala been abuuray gudigaasina ka mid maahi, qalad ayey galeen Alaah ha uga soo noqdaano shar in aan ka mid noqono ma dooneeyno, ayuu yiri Sheekh Maxamuud Ow Cabdule Cariif.