Qeexid
"eeg hoos3."
"eeg hoos3."
Wadaag:
Guro awr hoosin u yeelasho.
f.g3
-maday, -matay
Wadaag:
Dallaallimo awrka guradiisa carruurta iyo waxaraha loogu sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Wax hoosin loo yeelay ahaansho (guro awr).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m.dh
Wadaag:
(-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m.l
Wadaag: