Qeexid
"Cid ku hoos noolaansho."
[-gay, -gtay]
hoosjoog ay
hoosjoog tay
f.g1"Cid ku hoos noolaansho."
Wadaag:
(f.g) Nafley hortooda taagnaansho.
(f.mg) Ka h.: cid wax u diidid.
f.g
-gay, -gtay
Wadaag:
Dhacdo dhibaato lagu hoobto leh la kulmid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m.dh
Wadaag:
(-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m.l
Wadaag: