Qeexid
"Colaad yar oo dad ka dhexeysa."
"Colaad yar oo dad ka dhexeysa."
Wadaag:
hooskalla' m.dh Qof u muuqda inuu wanaagsanyahay oo aan wax tar lahayn. ld hoosgalla'.
Wadaag:
(-ro .., m.l) (c.cimi) Nooc daruur hoose ah oo ka kooban lakab iskumid ah, oo la moodo dhado dhulka kor uga kacday.
m.dh
Wadaag:
Naftihallig. ld jar-iskatuur qar-iskatuurnimo m.dh Naftihallig ahaansho. ld jar-iskaxoornimo.
m.l
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m.dh
Wadaag:
(-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m.l
Wadaag:
Guro awr hoosin u yeelasho.
f.g3
-maday, -matay
Wadaag: