Qeexid
"ld hoosaharre."
"ld hoosaharre."
Wadaag:
hooskalla' m.dh Qof u muuqda inuu wanaagsanyahay oo aan wax tar lahayn. ld hoosgalla'.
Wadaag:
(-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m.l
Wadaag:
Dhis yar oo la harsado.
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
m.dh
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Dulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo meelaha digada xooluhu ku badan yihiin; hooskuhar. ld hooskuhar.
m.l
Wadaag:
Guro awr hoosin u yeelasho.
f.g3
-maday, -matay
Wadaag: