Qeexid
"Dhis yar oo la harsado."
Qeexid Xigta
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
"Dhis yar oo la harsado."
Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.
Wadaag:
(-sas, m.l) Shey if ku qabtay oo ilees ma-gudbiye ah harka ka soo baxa.
m.l
Wadaag:
Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid.
Wax meel ka daadasho.
Miro xaabsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Weel, gacan iwm in wax lagu shubo u dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dallaallimo awrka guradiisa carruurta iyo waxaraha loogu sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Guro awr hoosin u yeelasho.
f.g3
-maday, -matay
Wadaag:
Xoolo, dad iwm habeen meel bariisiin.
Xoolo, dad iwm hoy gelin.
Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan siin. ld hoy2, hoyi.
f.g2
-ooyay, -oysay
Wadaag: