"(-gyo, m.dh) Ilmo geel, yar, oo aan hooyadiis laga maalin."
Wadaag:
Waran oo lagu dagaallamo; eebo.
Neef dhashiisa ma ahee dhasha kale nuugto.
m.dh
Wax alla wixii sarreeya (cir).