Qeexid

"War h.!: erey qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo; waryaa!"

Qeexid Kale

Hooyaay!: marka dad badan lala hadlayo ayaa la adeegsadaa waryaadahee.

Qeexid Xigta

Naa h.!: marka qof haween ah lala hadlayo ayaa la adeegsadaa naayaa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

urur naxwe,

urur / collective

Jagaale naxwe,

Jagaale / ordinal