Qeexid
Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.
Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Hooyaale ku luuqayn. ld hoobaalee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
u.j.w
Qeexid: eeg hooy.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hooyaalee. ld hoobaalayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld hooyaale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) (nax.) Curiye aan doorsoomin oo hawshiisu tahay in layeele dadban uu qabadsiiyo falka weerta. Tus. “Safiya baa salligaas ku tukatay”.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof gabooye ku ugaarsada. ld gabooyaaley.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hooyaale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u.j
Qeexid: War h.!: erey qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo; waryaa!
Qeexid Xigta: Naa h.!: marka qof haween ah lala hadlayo ayaa la adeegsadaa naayaa.
Qeexid Kale: Hooyaay!: marka dad badan lala hadlayo ayaa la adeegsadaa waryaadahee.
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
j (Jagaale) - Jagaale (ordinal) [Qeyb: naxwe]
m.l.w
Qeexid: eeg hoy.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Qof dumar ah oo wax dhashay.
Qeexid Xigta: Erey gacalo.
Qeexid Kale: U.j: hooyoy! 4. U.j: wiilkaygiyow!; gabadhaydiyey!
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld hooyaalee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Xoolo dad iwm hoyaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hoo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii).
Qeexid Xigta: H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd.
Qeexid Kale: Raashin ay cidi habeen cunto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Hooyo ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld gabooyaale.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Madax; horfiiq.
Qeexid Xigta: Cidda koobka ciyaarta ku guulaysato.
Qeexid Kale: (- llo, mdh.) Xakabadda ceelasha kan ugu weyn oo ugu hooseeya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) (taar.) Wixii la soo maray oo jiilba uu jiil ka soo gaaray; dhacdooyin taariikheed oo isdabayaal keydintood ama sahamo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo, dad iwm waqti galab ah hoy u kaxayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Cid wax loo soo taagay ama la siiyey qaadasho.
Qeexid Xigta: H.!: qabo!, qaado!
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]