Qeexid

"eeg hoy."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hooyo oo kali ah:
  • Balse hooyadeed oo aan garanayn ayaa hadalka u bilowday oo tidhi; “Hooyo dadka iminka qaxootiga yimid ayaanu nahaye, halkee raashinka laga qaataa?
  • Sidaas awgeed, muwaadin kastoo Somaaliyeed waxaa waajib ku ah inuu qeyb libaax ka qaato hirgelinta himilada lagu higsanayo horumarinta dalka hooyo: (qof u hura naftiisa qaaliga ah, qof taakuleynta dhaqaalaha ka qeyb qaata, qof talo toosan bixiya iwm).