Qeexid
"Ka h.: qof hortiisa ka imaansho."
Qeexid Xigta
Ka h.: cid arrin, hadal iwm ku qilaafid.
[-maaday, -maatay]
hor-imow aaday
hor-imow aatay
f.g"Ka h.: qof hortiisa ka imaansho."
Ka h.: cid arrin, hadal iwm ku qilaafid.
“Xasan baa Cali jidka uga hor yimid”.
Wadaag: