Qeexid
"Naasaha xoolaha labada horreeya oo xagga xudunta xiga midkood."
Qeexid Xigta
Naasaha dumarka.
"Naasaha xoolaha labada horreeya oo xagga xudunta xiga midkood."
Naasaha dumarka.
Wadaag:
(xis.) Ururka dhammaan xubnaha hore ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh x kutirsaneyaal ee la dhigo dhidibka jiifa (dhidibka-x) ee garaaf.
m.l
Wadaag:
(-yo, m.l) Haan ama dhoon loogu horreysiiyo rarka ratiga dhaanka ah. ld kalsaar.
m.dh
Wadaag:
Hal irmaan horaad ka marid, ama ka lisid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii).
H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd.
Raashin ay cidi habeen cunto.
m.l
Wadaag:
Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco. ld qamaan1.
m.l
Wadaag:
Buunshe.
H. ah: qof fudfudud.
Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.
m.l
Wadaag:
Xoolo wax biyo loo horay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
ld siraaji. Weel gaaska shidma ama dufan kale lagu shubo liifadna leh oo habeenkii la daarto; faynuus.
Waddo cadaabta kor marta oo aakhiro dadku wada maro.
Iftiin.
m.l
Wadaag:
Wax dhici doona oo la sii sheego.
Calaamado iyo dhacdooyin tus meeya wax dhici doona.
m.dh
Wadaag: