Qeexid
"(xis.) Ururka dhammaan xubnaha hore ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh x kutirsaneyaal ee la dhigo dhidibka jiifa (dhidibka-x) ee garaaf."
"(xis.) Ururka dhammaan xubnaha hore ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh x kutirsaneyaal ee la dhigo dhidibka jiifa (dhidibka-x) ee garaaf."
Wadaag:
Naasaha xoolaha labada horreeya oo xagga xudunta xiga midkood.
Naasaha dumarka.
m.l
Wadaag:
(-yo, m.l) Haan ama dhoon loogu horreysiiyo rarka ratiga dhaanka ah. ld kalsaar.
m.dh
Wadaag:
Hal irmaan horaad ka marid, ama ka lisid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid. ld qamaan2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Xoolo wax biyo loo horay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax dhici doona mala-awaalid.
Dhacdooyin tilmaamid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
U m.: cid ama meel dan ka yeelasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag: