Qeexid
"Hal irmaan horaad ka marid, ama ka lisid."
[-iyay, -isay]
horaad yay
horaad say
f.g2"Hal irmaan horaad ka marid, ama ka lisid."
Wadaag:
Naasaha xoolaha labada horreeya oo xagga xudunta xiga midkood.
Naasaha dumarka.
m.l
Wadaag:
(-yo, m.l) Haan ama dhoon loogu horreysiiyo rarka ratiga dhaanka ah. ld kalsaar.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Ururka dhammaan xubnaha hore ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh x kutirsaneyaal ee la dhigo dhidibka jiifa (dhidibka-x) ee garaaf.
m.l
Wadaag:
Xoolo, dad iwm waqti galab ah hoy u kaxayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Badar la tumay buunshe ka saarid.
Haad cayrin.
Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Xoolo wax biyo loo horay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax raadkiisa doonid.
Wax maqan meesha uu ku suganyahay doonid.
Wax baarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dhici doona mala-awaalid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: