Qeexid
"Curad."
Qeexid Xigta
Horgal.
"Curad."
Horgal.
Wadaag:
Arar (suugaanta); gogol.
Hadal kooban oo qoraal ah, oo ujeedada buugga lagu koobo.
m.l
Wadaag:
Bil bilatay kaddib markay u buuxsameen soddon beri bishii ka horreysay.
m.l
Wadaag:
Wax, wax kale ku hor gudbid.
Arrin, dacwad iwm cid wax ka qaban karta hor gayn.
Cunto, cabbid iwm cid u gayn.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Fool beenaad xoolaha qabata oo calaamadihii foosha leh.
m.l
Wadaag:
Sh. ah: wax markuu sidkiisii dhammaystay dhashay (ilmo, bil).
m.l.kh
Wadaag:
Cayaar turub, haad socda haad kale oo aan la nooc ahayn ku darid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
H. ah: neef dhalay oo xeradii ilmuhu ugu jireen u cararaya.
ld horrasho.
m.l
Wadaag:
(-myo, m.dh) (daaw.) Halaamacood muddo gaaban ee qanjir ku yaal baalka isha salkeeda oo uu keeno baktiiriya. Qanjirku waa adkaanaayaa dhexdiisana malax baa ku jirta.
m.l
Wadaag: