Qeexid
hore fk. Wax safan ama socda caaradkooda ku sugan; horreeya. ld horay1.
hore fk. Wax safan ama socda caaradkooda ku sugan; horreeya. ld horay1.
f.g
Labdhedig: -reeyay, -reysay
Qeexid: (f.g) Xoolo meel ku reebid.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ka h.: xoolo meel ka reebid. ld hor2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld horee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Had la soo dhaafay; hore ah.
Qeexid Xigta: Dhanka loo jeedo.
Qeexid Kale: (fk) horta: marka hore, calaakullixaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Xoolo ooman biyo hormo-hormo ugu sii daysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld horayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: ld horayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: In xoolo ah oo mar biyo loo sii daayo.
Qeexid Xigta: Koox dad ah. ld hormo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: horay2 fk. 1. Hor. 2. Waqtigii hore.
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Xoog wax ku qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: H. ah: qof ama dugaag xoog wax ku qaata.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhanka loo jeedo; hagaag; fool. ld hore.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld Horin; ormo.
Qeexid Xigta: ld horayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Xoolo wax biyo loo horay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Midab madow oo xooluhu qaarka hore ku yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -aday, -atay
Qeexid: Neef ido ah oo ilmihiisu xerada looga reebay, galabnimo dhanka aqalka u soo cararid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ka soo horrayn.
Qeexid Xigta: Horay u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Cayaar turub, haad socda haad kale oo aan la nooc ahayn ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax horin horin u qaybin.
Qeexid Xigta: Nafley hormo gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg horee. ld horid, horis, hormo, horniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]