Qeexid

"(-llo, m.dh) Meher-kaweyne."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horgal oo kali ah:
  • Ayaan waa curadda horgalka ah ee Nuura, waa agoonta Keenadiid, waa indhadeeqda Xaad, waa fadeexadda Kaahin, waana foolxumada madaxda Somaliland.
  • “Waxaannu ku nidhi walaal ka daaya, dhib kastaa ha nagaga timaaddee waannu horgalnay waanuna ku guuleysanay oo maanta ma jiro mid shir-beeleed wada oo aan garanaynaa haddaanu u hoosanayn,” ayuu raaciyey.