Qeexid

"(-gayaal, m.l/dh) Qof koox madax u ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horjooge oo kali ah:
  • Jabhaduhu waxay ahaayeen wiiro-wiiro, horjooge maleeshiyeed dadka booba, kana cabsan dhiig daadinta, madaxoodana ayan ku jirin qaranimo iyo dan guud.
  • Sarkaal horjooge u ah ciidamda Yaqshiid isla markaana marxuumka qaraabo ahaayeen ayaa sheegey dilka gudoomiyaha uu ahaa mid siyaasadeed.