Qeexid
"(f.lg) Qof wax hor dhigid."
Qeexid Kale
(f.g) Iska h.: dad isku dirid.
Qeexid Xigta
(f.g.) Ka h.: laba qof is tusid.
[-nay, -ntay]
horkeen2 ay
horkeen2 tay
f.g"(f.lg) Qof wax hor dhigid."
(f.g) Iska h.: dad isku dirid.
(f.g.) Ka h.: laba qof is tusid.
Wadaag:
Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid.
Cid wax u dhiibid.
f.g1
-nay, -ntay
Wadaag:
(-cyo, m.dh) H. ah: xoolo ama dad isdabajooga oo qoodeynaya, oo mid iyaga ka mid ahi u horreeyo oo horsocdo, inta kalena dabasocoto, si aan waddada looga habaabin.
ld horkicid.
m.l
Wadaag:
(nax.) Lifaaq ku dhega ereyga bilowgiisa. Tus. “aqaan, taqaan, yaqaan”.
m.l
Wadaag: