Qeexid
"Ka soo horrayn."
Qeexid Xigta
Horay u socosho.
[-ray, -rtay]
hormar2 ay
hormar2 tay
f.mg1"Ka soo horrayn."
Horay u socosho.
Wadaag:
Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.
m.l
Wadaag:
Dad horumar gaarsiin.
Cid safka hore gelin.
Lacag iwm cid hore u siin. ld hoummari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax horin horin u qaybin.
Nafley hormo gelin.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Qof kulliyad, machad iwm madax u ah.
Qof xeerbeegti garwadeen u ah.
Madax, hogaamiye.
m.l
Wadaag:
(baay.) Dhacaan ay qanjirrada jirka qaarkood dhalaan oo dhiigga ku daraan dabadeedna dhaxalsiiya xubno badani inay shaqadooda fuliyaan, korriimada jirkana qayb weyn ka qaata.
m.l
Wadaag:
Wax walba ee dumarku dhexda ku xirtaan.
Qiimaha naagnimo.
m.dh
Wadaag: