Qeexid

"Dad horumar gaarsiin."

Qeexid Kale

Lacag iwm cid hore u siin. ld hoummari.

Qeexid Xigta

Cid safka hore gelin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hormari oo kali ah:
  • Rasuulku (SCW) wuxu ugu hormariyey hawl uu qabto dhismaha masaajidka, ahmiyadda uu leeyahay iyo sida aan looga maarmin darteed.
  • Haddaba, si halista maanta taagan looga gudbo, waxaa lagama maarmaan ah in si degdeg ah loo hirgeliyo qorshahaan: (1) In guud ahaa dadweynaha la abaabulo, lana hormariyo wacyigelin iyo guubaabo waddaniyad ku dhisan.