Qeexid

"ld hormarin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hormaris oo kali ah:
  • Inaad danta guud ka hormarisaan tiinna gaarka ah waayo bulsha-weynta Somaliyeed wey idiin eegeysaa weyna og tahay ciddii dan gaar ahaaneed wadata, mar un beyna la xisaabtami doontaa!
  • Sidoo kale, waxaa muhiim ah oo ay tahay in laysla qaato in danta guud ee Somaliland ay noqoto mid wax walba ama kursi walba ka weyn oo aad ka hormarisaan; waxaanan rajaynaynaa inaad noqon doontan kuwii sidaas yeela.