Qeexid

"Wax horin horin u qaybin."

Qeexid Xigta

Nafley hormo gelin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hormee oo kali ah:
  • Hadii la hormeeyo waxyaabaha sugaya dawlada loona kale hormariyo sida ay u kale mudan yihiin waxaa dhib yaraan in himmilooyin badan la fuliyo oo dadka uu higsanaayey.
  • Shaqaalaha muruqmaalka ah, waxa jira qaar facaygaba ka hormeeyay anaga oo boosaska kala leh oo si (Tradition) dhaqan ah u shaqeeya, taasina beel kuma xidhna e waa nin iyo booskii.