Qeexid
"Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco. ld qamaan1."
"Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco. ld qamaan1."
Wadaag:
Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid. ld qamaan2.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Naasaha xoolaha labada horreeya oo xagga xudunta xiga midkood.
Naasaha dumarka.
m.l
Wadaag:
(baay.) Dhacaan ay qanjirrada jirka qaarkood dhalaan oo dhiigga ku daraan dabadeedna dhaxalsiiya xubno badani inay shaqadooda fuliyaan, korriimada jirkana qayb weyn ka qaata.
m.l
Wadaag:
Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii).
H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd.
Raashin ay cidi habeen cunto.
m.l
Wadaag:
Fal aan ujeeddo lahayn oo waqtiga lagu lumiyo.
Anshax, dhaqan.
m.l
Wadaag:
(xis.) Isku xiridda saddex ama dhowr kutirsane oo uu u dhexeeyo xisaabfal labaale (*), taas oo natiijada aan ku xirnayn sida loo kooxeeyo lammaneyaasha kutirsaneyaal. Isugeynta iyo iskudhufashadu waa xisaabfallo hormoggala, kalagoynta iyo isuqaybintuna ma hormoggalaan.
m.l
Wadaag:
Wax horin horin u qaybin.
Nafley hormo gelin.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Ka soo horrayn.
Horay u socosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dad horumar gaarsiin.
Cid safka hore gelin.
Lacag iwm cid hore u siin. ld hoummari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.
m.l
Wadaag:
Qof kulliyad, machad iwm madax u ah.
Qof xeerbeegti garwadeen u ah.
Madax, hogaamiye.
m.l
Wadaag: