Qeexid
"Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid. ld qamaan2."
[-day, -dday]
hormosalaad2 ay
hormosalaad2 day
f.mg1"Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid. ld qamaan2."
Wadaag:
Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco. ld qamaan1.
m.l
Wadaag:
(xis.) Ururka dhammaan xubnaha hore ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh x kutirsaneyaal ee la dhigo dhidibka jiifa (dhidibka-x) ee garaaf.
m.l
Wadaag:
(baay.) Dhacaan ay qanjirrada jirka qaarkood dhalaan oo dhiigga ku daraan dabadeedna dhaxalsiiya xubno badani inay shaqadooda fuliyaan, korriimada jirkana qayb weyn ka qaata.
m.l
Wadaag:
Hawl aan ujeeddo laga lahayn oo waqtiga lagu luminayo qabasho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(xis.) Isku xiridda saddex ama dhowr kutirsane oo uu u dhexeeyo xisaabfal labaale (*), taas oo natiijada aan ku xirnayn sida loo kooxeeyo lammaneyaasha kutirsaneyaal. Isugeynta iyo iskudhufashadu waa xisaabfallo hormoggala, kalagoynta iyo isuqaybintuna ma hormoggalaan.
m.l
Wadaag:
Wax horin horin u qaybin.
Nafley hormo gelin.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Ka soo horrayn.
Horay u socosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dad horumar gaarsiin.
Cid safka hore gelin.
Lacag iwm cid hore u siin. ld hoummari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.
m.l
Wadaag:
Qof kulliyad, machad iwm madax u ah.
Qof xeerbeegti garwadeen u ah.
Madax, hogaamiye.
m.l
Wadaag: