Qeexid

"Xoolo ooman biyo hormo-hormo ugu sii daysasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horo oo kali ah:
  • Sarkaalkaan wuxuu sheegay in dowlada Somalia ay u baahan tahay kaalmooyin dhinac walba ah si ay isaga difaacdo ugana guulaysato kooxaha hororka ah ee qorsheynaya inay afgambiyaan.
  • "Duunyada kaleetiyo, haddii geel dar lagu horo. oon loo dunuunicin biyaha, waa ku diidaa. ma durduurtee, weys dul taagaa. ruuxii dareemee, kolkaa dakaansan.