Qeexid

"H. ah: qof ama dugaag xoog wax ku qaata."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horor oo kali ah:
  • Somalidu waxay tidhaahdaa "Hadal nin kaa xigo iyo hawl nin kaa xigo midna lama hororsado".
  • Sidii waagii gumaystayaasha Reer Yurub ay Afrika u qabsanayeen ee ay u kala hororsan jireen qabaa’ilkii Afrikaanka ee aan dawladaha lahayn, si u eg ayaa maantana Soomaalida loola dhaqmayaa.