Qeexid

"Wax dhanka hore xijin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horraysii oo kali ah:
  • Qaar badani i dhaafe, midbaase isu kay taagey af garanmaayee daaqadaan iska furay anoo iska horraysiiyey $100 oo aan u taagey.
  • Mustaqbalkan indho caafimaad qaba lagu eego ee aan sawir madaw laga soo qaadin ama mar walba dhanka xun aan sadaashada lagu horraysiin.