Qeexid
"Neef ido ah oo ilmihiisu xerada looga reebay, galabnimo dhanka aqalka u soo cararid."
[-aday, -atay]
horr day
horr tay
f.mg3"Neef ido ah oo ilmihiisu xerada looga reebay, galabnimo dhanka aqalka u soo cararid."
Wadaag:
Xoolo ooman biyo hormo-hormo ugu sii daysasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Geed bixiya miro kulku-lucsan oo tiinka u eg oo macaan badan markay bislaadaan. ld ontorro.
m.dh
Wadaag:
Ka h.: wax, wax kale hortiisa jirid.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
H. ah: neef dhalay oo xeradii ilmuhu ugu jireen u cararaya.
ld horrasho.
m.l
Wadaag:
Had la soo dhaafay; hore ah.
Dhanka loo jeedo.
(fk) horta: marka hore, calaakullixaal.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Xoolo meel ku reebid.
(f.mg) Ka h.: xoolo meel ka reebid. ld hor2.
f.g
-reeyay, -reysay
Wadaag:
In xoolo ah oo mar biyo loo sii daayo.
Koox dad ah. ld hormo.
m.dh
Wadaag:
Xoolo wax biyo loo horay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: