Qeexid

"(-dyo, m.dh) Qof marka la degayo hore loo diro oo meesha la degayo sii asteeya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horseed oo kali ah:
  • Meelaha uga daran ee dagaalku uu ka qaraxay ayaa waxa ay yihiin xaafadda African Village, Tarabuunka iyo agagaaraha garoonka Kubadda koleyga Horseed.
  • Balse waxay abuurtey nacayb iyo faham guud oo bulsho kuna aadan xaqdarada ay 4.5 u horseeday dib u soo abuurista hab-maamulka Soomaaliya danaheeda.