"Horseed ahaansho."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Qof marka la degayo hore loo diro oo meesha la degayo sii asteeya.
m.l
Cid wax u horkicid.
Cid geeddiga meel la dejiyo u soo arkid.
f.mg1
-day, -dday
eeg horseed2.
m.f.dh
Hebed ahaansho.
m.dh
Horusocod ahaansho.
Horyaal ahaansho.