Qeexid

"ld hortegid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hortag oo kali ah:
  • Haddii aynu si gaar ah u eegno tallaalka, isaguna waxa uu ka mid yahay kahortaga cudurada ee ay dadku isku dayayaan inay kaga badbaadaan cudurada.
  • C/laahi Saciid Samatar ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey Magaalada Boosaaso, waxaana garoonka diyaaradaha ee magaalada boosaaso uga hortagay dadweyne fara badan oo uu ku gacan qaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso.