Qeexid
"(f.g) Cid dan laga leeyahay u tegid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Ka h.: wax agtooda ka fogaansho.
"(f.g) Cid dan laga leeyahay u tegid."
(f.mg) Ka h.: wax agtooda ka fogaansho.
Wadaag:
Kaadi ama saxaro meel durugsan u aadid.
Ka k.: dad meel joogey oo aan ku ogeyn si kedis ah ugu tegid.
f.mg1
Wadaag:
Wax, wax ku hor gudban ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(daaw.) Hab walba oo looga hortago cudurrada, sida: tallaalka gawraca tada iyo kixda, ama falooreynta oo looga hortago suuska ilkaha caruurta.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid meel aadid.
(f.mg) Ka t.: wax dayn ama dhaafid.
(f.mg) Kala t.: cid wax kala baxsasho; kala bixid. 4. (f.mg) U t.: u imaansho; la kulmid; nin naag u galmoosho. 5. (f.mg) Ku t.: meel la tagayo gaadiid u raacid; wax la qaatay ka samrid. 6. (f.mg) Ula t.: arrin iwm cid la kaashad. 7. (f.mg) Uga t.: wax cid ku dhaafid. 8. (f.mg.) La t.: qaadasho; wadasho; kaxaysasho; raacid.
f.g
Wadaag:
Had la soo dhaafay; hore ah.
Dhanka loo jeedo.
(fk) horta: marka hore, calaakullixaal.
m.dh
Wadaag:
Xoolo ooman biyo hormo-hormo ugu sii daysasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag: