Qeexid
"(-wyo, m.dh) Fool beenaad xoolaha qabata oo calaamadihii foosha leh."
"(-wyo, m.dh) Fool beenaad xoolaha qabata oo calaamadihii foosha leh."
Wadaag:
Cudur afka dadka iyo xoolaha kudhaca oo bushimaha nabarro u yeela. ldafgorofow.
m.l
Wadaag:
Qof wax hareerihiisa ka socda aan la socon.
Arday quraankii weli wada oo aan naqtiin gaarin.
Qof daacadnimo badan.
m.l.kh
Wadaag:
(siyaa.) Qofkii haysta fikrad horusocod, oo jecel isbeddel in uu dhaliyo.
m.l
Wadaag:
Gaarsiinta cid horumar la gaarsiiyo.
Lacag yar oo cid loo qaddimo.
m.dh
Wadaag:
Cid horukac gaartay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: