Qeexid

"(-cyo, m.dh) Horumar la gaaro."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horukac oo kali ah:
  • Sababaha curyaamiyey Ismaamulka waxaan ku soo koobi karnaa laba: a) Dhaqanka shacbiga Somalida cudurka ku jira ee qabiilka ah ee lidka ku ah horukaca bulshada.
  • Tababare Rafa ayaa yiri: " waxa uu samaynayaa horukac, xaaladahan oo kale maalinkastaa waa kuu muhiim, waxa uu la shaqaynayaa Dakhaatiirta wuuna soo wanaagsanaanayaa."