Qeexid
"ld hormar1."
"ld hormar1."
Wadaag:
Gaarsiinta cid horumar la gaarsiiyo.
Lacag yar oo cid loo qaddimo.
m.dh
Wadaag:
Cid horukac gaartay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Koritaan dhaqaale, siyaasad, dhaqan oo la gaaro. ld horummar.
m.l
Wadaag:
Ka soo horrayn.
Horay u socosho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dad horumar gaarsiin.
Cid safka hore gelin.
Lacag iwm cid hore u siin. ld hoummari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof wax hareerihiisa ka socda aan la socon.
Arday quraankii weli wada oo aan naqtiin gaarin.
Qof daacadnimo badan.
m.l.kh
Wadaag:
(siyaa.) Qofkii haysta fikrad horusocod, oo jecel isbeddel in uu dhaliyo.
m.l
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Fool beenaad xoolaha qabata oo calaamadihii foosha leh.
m.l
Wadaag: